Home » Archives by category » WAX-QABADKA

Midowga Yurub oo DFS ka caawinaya bixinta Mushaaraadka Ciidanka Boliiska

Midowga Yurub oo DFS ka caawinaya bixinta Mushaaraadka Ciidanka Boliiska

Ergayga Midowga Yurub u qaabbilsan Dalka Soomaaliya, Ambassador Veronique Lorenzo, ayaa sheegtay inay 6,800 Boliis ah oo isugu jirta Rag iyo Haween ay Todobaadkan siin doonaan Mushaar heerkiisu sarreeyo. Mss: Lorenzo; ayaa sheegtay inay masuuliyadda Mushaar bixinta tooska ah saaran tahay Dowladda,haddana ay tani ula jeedaan dhiirri gelinta Ciidamada Boliiska si ay u kordhiyaan howlaha […]

Taliye Xaamud iyo Safiirka UK oo Tababar u soo xiray Ciidamo gaar ah…Sawirada

Taliye Xaamud iyo Safiirka UK oo Tababar u soo xiray Ciidamo gaar ah…Sawirada

Safiirka Ingiriiska ayaa Shahaadooyinkaan guddoonsiisay Ciidanka sida gaar ah u tababaray ee ka tirsan Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo loogu yeero RRT kadib markii uu u soo dhammaaday tababar muddo u socday. Munaasabad ay ka wada qaybgaleen taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhida Soomaaliya islamarkaana lagu qabtay magaalada muqdisho maanta ayaa lagu […]

Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada ’’ SAWIRRO

Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada ’’ SAWIRRO

Muqdisho, 20 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 72-aad tan iyo markii la aasaasay Ciidammada Booliska Soomaaliyeed. “Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waa hooyadda dhammaan ciidammada kala duwan ee Soomaaliya leedahay. Waxaa ciidankan uu misaal […]

Turkiga oo qalab gaarsiiyay Boliiska Soomaaliyed, Sawirada

Turkiga oo qalab gaarsiiyay Boliiska Soomaaliyed, Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliiska, S/Gaas Maxamed Sheekh, T/xigeenka CBS S/Guuto BASHIIR CABDI IYO saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska ayaa maanta waxa ay ka qayb galeen Xaflad kooban oo lagu guddoomaay Qalab Isgaarsiin iyo kuwo u gaar ah Baarista Dembiyada oo ay Dawladda TURKIGA ugu deeqday Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa si aad ah ugu […]

SAWIRADA: Kulan lagu Qiimeynayay tababaro la siiyay Ciidamada Boliiska Soomaaliya

SAWIRADA: Kulan lagu Qiimeynayay  tababaro la siiyay Ciidamada Boliiska Soomaaliya

Taliyaha booliska oo dhagax dhigay saldhig boolis oo laga dhisayo Xamar Jajab

Taliyaha booliska oo dhagax dhigay saldhig boolis oo laga dhisayo Xamar Jajab

Taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo maamulka degmada Xamar Jajab ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay saldhig boolis oo laga hirgelinayo degmada Xamar Jajab. Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab Maxamed Cismaan Dhoore oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in […]

Taliyaha ciidanka booliska oo aqoon isweydaarsi uu soo xiray saraakiil boolis,Sawirada

Taliyaha ciidanka booliska oo aqoon isweydaarsi uu soo xiray saraakiil boolis,Sawirada

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta Muqdisho ugu soo gabo gabeeyay saraakiil ka socotay maamul goboleedyada dalka aqoon isweedaarsi ku saabsan doorka booliska ee wada shaqeynta Dowladda Federaalka ah iyo Maamulada Dalka. Aqoon isweedaarsi ku saabsan doorka booliska ee Federaalka iyo wada shaqeynta dhinaca ammaanka oo 27-kii bishan ka […]

Daawo Sawirada Mushaar bixinta Ciidamada Boliiska Soomaaliyed,Xaamud oo booqday

Daawo Sawirada Mushaar bixinta Ciidamada Boliiska Soomaaliyed,Xaamud oo booqday

Ciidanka Boliiska Soomaaliyed ayaa bishii labaad oo xiriir ah ee sanadkan waxay qaatan mushaarkooda, iyadoo mushaar bixinta ay ka qeybgaleen guddi saraakiil ah oo uu hogaaminayay Gen Axmed Dayid oo loo yaqaano Dhegacaleen, si loo ogaado xaalada dhabta ah ee ciidanka. Arrintan waxay qeyb ka tahay dadaalada lagu habeynayo ciidanka ee uu hogaaminayo Taliyaha Ciidamada […]

DAAWO SAWIRADA:Siminaar loo soo xiray Saraakiil Boliis ah

DAAWO SAWIRADA:Siminaar loo soo xiray Saraakiil Boliis ah

Siminaarkii u socday Saraakiisha Boliiska Soomaaliyed isla markaana casharo ka bixinayan Saraakiil Turki ah ayaa la soo gabegabeeyay, iyadoo saraakiisha Soomaalida ka faa’ideen Siminaarkan, Hadaba waxaa idin soo gudbinaynaa Sawiradii dhamaadkii siminaarka .

Saraakiil Turki oo tababaraya Boliiska Soomaaliya, Daawo Sawirada

Saraakiil Turki oo tababaraya Boliiska Soomaaliya, Daawo Sawirada

Waxaa saaka ka furmay Hoolka shirarka ee Taliska CBS Tababar ku saabsan dembiyada ku saabsan la dagaalanka maalgelinta argagixisada oo ay bixinayeen Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Dalka Turkiga oo Muqdisho u yimid sidii ay u caawin lahaayeen Ciidanka Boliiska Soomaliyed. Tababarka oo socon dona mudo isbuuc ah waxaa ka faaidaysan doona ilaa […]

SAWIRADA Tababar lagu baranaayey hawlaha Boliiska oo Muqdisho lagu soo gebagebeeyey

SAWIRADA Tababar lagu baranaayey hawlaha Boliiska oo Muqdisho lagu soo gebagebeeyey

SAWIRADA:Taliyaha Boliiska oo tababar u soo xiray Ciidamo iyo isagoo Sagootiyay..

SAWIRADA:Taliyaha Boliiska oo tababar u soo xiray Ciidamo iyo isagoo Sagootiyay..

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo uu wehliyo Taliyaha Boliiska Gobolka Minnesota ayaa Tababar ku saabsan sida loo maamulo goobaha ay qaraxyadu ka dhacaan (Crime sciene managment )ugu soo xiray ciidan gaaraya 60 sarkaal oo boliiska ah kana kala tirsan CID iyo ciidanka mina baarista boliiska. Tababarka waxaa bixinayay Hayadda […]

DAAWO SAWIRADA:Socdaalka Taliyaha Boliiska Soomaaliyed ku jooga Magaalada London

DAAWO SAWIRADA:Socdaalka Taliyaha Boliiska Soomaaliyed ku jooga Magaalada London

Halkan waxaa idinku soo gudbinayaa Sawirada Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo safar shaqo ku jooga Magaalada London ee dalka Ingiriiska halkaas oo uu kulamo kula leeyahay dad kala duwan oo saraakiisha Boliiska UK ay ka mid yihiin, warbixino ku saabsan safarka dib ayaa idinkaga soo gudbin doona hase yeeshe maanta […]

Madaxweynaha oo Casho u sameeyay Saraakiisha Boliiska, Daawo Sawirada

Madaxweynaha oo Casho u sameeyay Saraakiisha Boliiska, Daawo Sawirada

Siminaarkii u socday Saraakiisha Ciidamada Boliiska Soomaaliya ee ka kala yimid Gobolada dalka ayna ka qeybgalayan Deeq bixiyaasha Caalamka ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada muqdisho gelinkii dambe ee shalay oo khamiis ahayd. Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wasiirka Amniga Gudaha ayaa soo xiray Siminaarka. Ujeedada Siminaarkan ayaa waxay ahayd bal […]

Hogaanka Boliiska Soomaaliyed iyo Deeq bixiyaasha oo kulmay, Daawo Sawirada

Hogaanka Boliiska Soomaaliyed iyo Deeq bixiyaasha oo kulmay, Daawo Sawirada

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xaamuud ayaa maanta siminaar aqoon kororosi ah u furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo ka kala yimid qaar ka mid ha Gobollada dalka, gaar ahaan Puntland, Jubaland, Koofur galbeed, Galmudug, Hiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo ay ka qeyb galeen furintaankii aqoon kororsigaasi saraakiil ka socota UN-ka. […]

Page 1 of 212