Home » Archives by category » WARARKA

Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay

Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo Taliye cusub oo la magacaabay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Dahir Saciid (Saacid) ayaa is bedelo ku sameeyay hoggaanada ciidanka Booliska qeybahooda kala duwan. Is bedeladan ayaa la sheegay inay qeyb ka tahay kuwo si guud ah loogu sameynayo laamaha kala duwan ee ammaanka. Taliyihii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa xilka […]

SAWIRRO: Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska oo xilka la wareegay

SAWIRRO: Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Maxamed Sheekh Xasan. Xaflada xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), waxaana goobta ka hadlay labada taliye ee xilalka ku kala wareegay iyo wasiirka. Taliyaha cusub ee Jen C/xakiin Daahir Saciid […]

GEN XAAMUD oo tababbar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

GEN XAAMUD oo tababbar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Taliyihii hore ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa saraakiil tababbar uga socday dugsiga Jeneraal Kaahiye ugu soo xeray, iyadoo dhinaca kalena tababbar u furay ciidamo kale. Munaasibadan saraakiisha tababbarka loogu soo xeray waxaa goob joog ka ahaa Taliye xigeenada koowaad iyo labaad ee booliska Soomaaliyeed iyo madaxda hogaanada ciidanka booliska. Ugu […]

DAAWO SAWIRADA Wafdi ka socday Dowladda Jarmalka oo booqday xarumaha Boliiska Soomaaliyed ee Muqdisho

DAAWO SAWIRADA Wafdi ka socday Dowladda Jarmalka oo booqday xarumaha Boliiska Soomaaliyed ee Muqdisho

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Jarmalka oo isugu jiray khuburo arrimaha boliiska iyo amaanka qaabilsan, kuwaas oo ujeedada ay u tageen soomaaliya ay ahayd sidii Dowladda Jarmalka u taageeri lahayd Boliiska Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ahaa Mr Achim Allweyer iyo Mr Petja Stoy […]

DAAWO SAWIRADA Gen Xaamud oo Dubai kula kulmay Xoghayaha Guud Boliiska adduunka Interpol

DAAWO SAWIRADA Gen Xaamud oo Dubai kula kulmay Xoghayaha Guud Boliiska adduunka Interpol

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdi ballaaran oo hogaaminayay oo beryahaan ku sugnaa Magaalada Abu Dabai  ee dalka isku taga imaaraadka Carabta ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii halkaas kaga qeybgalay shirka boliiska adduunka ee loo yaqaano Interpol, kaas oo loogu magacadaray  Unity for security , shirkaas […]

DAAWO SAWIRADA Qaar ka mid ah Haweenka ka tirsan Boliiska Soomaaliyed oo tababar loo soo xiray

DAAWO SAWIRADA Qaar ka mid ah Haweenka ka tirsan Boliiska Soomaaliyed oo tababar loo soo xiray

TALIYAHA CIIDANKA BOOLIISKA OO TABABAR U FURAY DHALLINYARO LOO QAATAY LEYLI SARKAAL+SAWIRRO

TALIYAHA CIIDANKA BOOLIISKA OO TABABAR U FURAY DHALLINYARO LOO QAATAY LEYLI SARKAAL+SAWIRRO

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababar u furay dhallinyaro jaamiciyiin ah oo ku soo biiray ciidanka booliiska laguna qaatay darajada Leyli Sarkaal. Munaasabaddi furitaanka tababarka oo ka dhacday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal kaahiye ayaa waxaa goob joog ka ahaa, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir, Guddoomiyaha Maxkamadda […]

TALIYAHA BOLIISKA SOOMAALIYED ayaa soo dhaweeyay Wafdi ka socda Talyaaniga oo booqday Xarunta Jen Kaahiye, Daawo Sawirada

TALIYAHA BOLIISKA SOOMAALIYED ayaa soo dhaweeyay Wafdi ka socda Talyaaniga oo booqday Xarunta Jen Kaahiye, Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa maanta ku soo dhoweeyey Akaadeemiyada Boliiska ee Jen. Kaahiye wafdi ka socday Dawladda Talyaaniga oo uu hoggaaminaayo Ambassador Luciano Pezzi, Ergeyga Gaarka ah ee Dawladda Taliyaaniga u qaabilsan bariga Afrika oo ay weheliyaan,Carlo Campineli. Danjiraha Dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,Col. Carlo Emiliani. U qaybsanaha Arrimaha Ciidamada Ee Dawladda Talyaaniga.  Muhiimadda booqashada […]

Taliyaha ciidanka Booliiska oo guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha guddoonsiiyay deeq lacageed+Sawirro

Taliyaha ciidanka Booliiska oo guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha guddoonsiiyay deeq lacageed+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta guddoonsiiyey Guddiga Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo uu hoggaaminaayey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte lacag ay iska soo ururiyeen Saraakiisha iyo Ciidanka ku xareysan Akaadeemiyada Jen. Kaahiye. Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa halkaasi ku soo bandhigay Fadumo Xassan Maxamed (Fakato)  oo […]

DAAWO SAWIRADA:Taliyaasha Ciidamada oo maanta ka qeybgalay Barnaamijka Khamiis-laha ah ee Kuliyadda Ciidamada Boliiska Gen Kaahiye

DAAWO SAWIRADA:Taliyaasha Ciidamada oo maanta ka qeybgalay Barnaamijka Khamiis-laha ah ee Kuliyadda Ciidamada Boliiska Gen Kaahiye

Waxaa maanta oo Khamiis ahayd Akaadeemiyada Gen. Kaahiye ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed lagu qabtay kulankii Khamiislaha ahaa, waxaana cutubyada gaadda ka cayaarka ku soo bandhigeen ka mid ahaayeen Saraakiishii sanadkaan u dallacay Darajada Xiddigle, waxaana salaanta ka qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud. Bashiir Maxamed Jaamac oo marti ahaa Kulliyadda, wuxuuna Taliyaha Asluubta hambalyo iyo bogaadin […]

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo deeq buugaag ah ka Gudoomay Hay’adda UNODC “Sawirro”

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo deeq buugaag ah ka Gudoomay Hay’adda UNODC “Sawirro”

Hay’adda UNODC ayaa maanta ku wareejisay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed deeq buugaag oo ka kooban Buugaagta Xeerka Ciqaabta, Xeerka Habka Ciqaabta iyo buugaagta Saldhigyada ee lagu diiwaangeliyo maxaabiista, kuwa lagu qoro marag muujinya iyo hantida maxaabiista. Deeqdaas Oo lagu wareejiyey Taliska waxaa dhinaca Booliiska Soomaaliyeed Guddoomay S/Guuto. AXMED Dayib AXMED(Dhegacaleen) Oo ku hadlaayey Magaca Taliyaha […]

DARAASAAD lagu sameeyay xaalada dhaqaale iyo mida ciidan ee Boliiska Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Muqdisho, DAAWO SAWIRADA

DARAASAAD lagu sameeyay xaalada dhaqaale iyo mida ciidan ee Boliiska Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Muqdisho, DAAWO SAWIRADA

Kulan ay si wadajir ah u guddoominayeen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo EU Ambassador Mrs. Veronique ayna ka qayb galeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska oo uu hoggaaminaayey Taliyaha Ciidanka Boliiska S/GAAS. Maxamed Sheekh Xasan ayaa saakay lagu qabtay Airportka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad muddo laba bilood ah lagu […]

Taliyaha ciidanka booliska oo la kulmay saraakiil ka socotay Talyaaniga “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka booliska oo la kulmay saraakiil ka socotay Talyaaniga “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta kulliyadda Jeneraal Kaahiye kula kulmay wafdi saraakiil ka socotay Ciidamada Karabinyeeriga ee Dalka Talyaaniga, kuwaasoo fariin ka siday Taliyaha Guud ee ciidamadaas. Saraakiisha uu taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud la kulmay ayaa kala ahaa Col. Carabinieri Mauro Isidori, Comandante Miadit 7, . Lt. Colonnello […]

Taliyaha ciidanka Booliska dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka Booliska dar dararan u jeediyay Leyli saraakiil “SAWIRRO”

Sarkiisha ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kulankoodii Khamislaha ah ku yeeshay Dugsiga tababbarka ciidanka Booliska Jeneraal Kahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale. Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed iyo Xidlhibaan Saciid Nuur Gariish ayaa ciidanka tababbarka ku jira ku wareejiyay […]

DAAWOSAWIRADA Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo maanta tababar u furay Saraakiil ka tirsan Boliiska

DAAWOSAWIRADA Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo maanta tababar u furay Saraakiil ka tirsan Boliiska

Taliyaha Ciidanka Boliiska S/GAAS. MAXAMED Sheekh Xasan ayaa maanta tababar u furay saraakiil xigeen sanadihii la soo u dallacay Darajada Sarkaal ee Xiddigle. Kuwaasoo tababarka ku baran doonaan waajibaadka sarkaalka looga baahanyahay, maadaama ay muddo dheer ku soo jireen hawlaha ciidanka, casharro la xiriira qaabka hoggaaminta,barashada shuruucda dalka, xirfadda baarista dembiyada iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha. […]

Page 1 of 26123Next ›Last »