Home » Archives by category » SAWIRADDA

SAWIRADA:Generaal Suudaan ah oo booqday xarumaha Boliiska ee Magaalada Muqdisho

SAWIRADA:Generaal Suudaan ah oo booqday xarumaha Boliiska ee Magaalada Muqdisho

Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Dugsiga Tababarka Saraakisha Boliska Sudan S/gaas Ismciil Al-sayid Bakri oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada muqdisho ayaa waxay kormeeran xarumaha boliiska soomaaliya ee magaalada Muqdisho, iyago u kuurgalay xaaladaha kala duwan ee Ciidamada Boliiska Soomaaliyed ku shaqeeyan waqti xaadirkan.

Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada ’’ SAWIRRO

Madaxweynaha: “Ciidanka Booliska waxa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada ’’ SAWIRRO

Muqdisho, 20 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 72-aad tan iyo markii la aasaasay Ciidammada Booliska Soomaaliyeed. “Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waa hooyadda dhammaan ciidammada kala duwan ee Soomaaliya leedahay. Waxaa ciidankan uu misaal […]

Taliyaha Ciidamada Boliiska oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada, Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidamada Boliiska oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada, Daawo Sawirada

Taliyaha ciidanka boliiska Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kulan caadi ah la qaatay saraakiisa sare ee hoggaanada ciidanka boliiska soomaaliyeed, iyadoo kulankii maanta diirada lagu saaray sidii loo horamarin lahaa loona dejin lahaa istaraatijiyad guud oo lagu maareeyo marka ay dhacdooyin khasaaro leh ay dhacaan. Sidoo kale waxaa saraakiisha sare ee ciidanka lagu booriyey […]

Taliyaha Boliiska oo la hadlay Arday ku soo biirtay Ciidamada Booliska , Daawo Sawirada

Taliyaha Boliiska oo la hadlay Arday ku soo biirtay Ciidamada Booliska , Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kula kulmay akadeemuyada boliiska ee Gen kaahiye Ardaydii 10-kii bisha imtixaanka ku biirista ciidanka boliiska u fadhiistay kuwass oo maanta loogu dhawaaqayay natiijadii imtixanka. Ugu horayntii taliyaha ayaa soo dhoweeyay ardayda una sheegay in ciidanka uu u baahan yahay dhalinyaro cusub oo berito […]

Dowladda Imaaraadka Carabta Taliska Booliska Soomaaliyed Ku Wareejisay Gaadiid Gaashaaman Daawo Sawirada

Dowladda Imaaraadka Carabta Taliska Booliska Soomaaliyed Ku Wareejisay Gaadiid Gaashaaman Daawo Sawirada

Iyadoo Dowladda Soomaaliya ay ku howlantahay dib u dhiska iyo tayeynta Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo saldhig u ah xoojinta Dowladnimada ayaa gaadiid ciidan iyo qalab oo loogu talo galay ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ay ugu deeqday Dowladda Imaaraadka Carabta waxaa la wareegay Wasiirka Amniga gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed . Gaadiidkani oo […]

SAWIRO HORE :December 20, 2012, Xuskii sanaguuradii 69 ee aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyed

SAWIRO HORE :December 20, 2012, Xuskii sanaguuradii 69 ee aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyed

Sawiradan waxaa ka soo qaadanay dabaal degii  -sanoguuradii 69  markii ay soo wareegatay markii la aas-aasay ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, December 20, 2012, markaas oo Taliyaha Ciidamada Booliska uu ahaa Generaal Shariif Sheekuna Maya, Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya xilligaas  Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa munaasabadda ka qeybgalay.

TALIYAHA BOOLISKA SOOMAALIYED GEN MAXAMED SHEEKH, oo tababar ugu soo xiray dalka Jabuuti Ciidamo Boolis ah DAAWO SAWIRADA

TALIYAHA BOOLISKA SOOMAALIYED GEN MAXAMED SHEEKH, oo tababar ugu soo xiray dalka Jabuuti Ciidamo Boolis ah DAAWO SAWIRADA

Munaasabad ay ka soo qeybgaleen Wasiiro ka kala socda dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti laguna soo xirayay tababar muddo 3 bilood ah dalka Jabuuti uga socday Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday dalka Jabuuti. Gen Maxamed Sheekh Xasan Taliyaha Booliska Soomaaliya, Wasiirada Cadaalladda iyo Amniga, Xeer Ilaaliyaha Guud, Wasiirka Gaashandhigga Jabuuti ahna Kusimaha […]

Gen Maxamed Sheekh iyo Taliyaha Ciidanka Carabinieri-ga Talyaaniga Lit. Gen. Tullio Del Sette oo galabta Heshiis Iskaashi ah ku saxiixday dalka Jabuuti, Daawo Sawirada

Gen Maxamed Sheekh iyo Taliyaha Ciidanka Carabinieri-ga  Talyaaniga  Lit. Gen. Tullio Del Sette oo galabta Heshiis Iskaashi ah ku saxiixday dalka Jabuuti, Daawo Sawirada

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa gaaray heshiis ku saabsan iskaashiga Ciidamada gaar ahaan tababarka Ciidamada Booliska iyo dib u dhiska Ciidamada Booliska Soomaaliyed. Waa heshiis iskaashi oo dhex maray Taliyaha Ciidanka Carabinieri-ga Dalka Talyaaniga Lit. Gen. Tullio Del Sette iyo Taliyaha CIidamada Booliska Soomaaliyeed, Gen Maxamed Sheekh Xasan. Heshiiska ayaa waxaa uu galabta oo Arbaco […]

Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”

Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”

Tababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa’iideysan Doona 33-Askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska Gobolka Hiiraan. Munaasabada furitaanka tababarka oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidammada iyo xildhibaanno, ayaa socon doona mudo15 cisho ah, waxaana lagu baran doonaa mudadaas casharo wax weyn ka […]

Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti

Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti

Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u amba baxay magaalada Jibuuti ee Xarunta dalka Jibuuti, waxaana tababar ay ugu soo xiri doonaan dalkaasi Ciidamo Boliis ah oo tababar halkaasi uga socdo. Wasiirka iyo Taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah magaalada […]

Booliska Soomaaliya oo raadinaya Xubno ka tirsan al shabaab, Magacyada Xubnahaas

Booliska Soomaaliya oo raadinaya Xubno ka tirsan al shabaab, Magacyada Xubnahaas

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa diiradda lagu saaray Amniga guud ee dalka, xaaladaha dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Yaman iyo Kenya, waxana ay Xukuumaddu madaxooda dul-dhigtay lacago hoggaanka ugu sareeyo Kooxda Al-Shabaab. Ugu horeyn. Golaha Wasiirada ayaa ka […]

Daawo Sawirada:Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh oo Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ku casuumay kulan ka dhacay…

Daawo Sawirada:Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh oo Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ku casuumay kulan ka dhacay…

Kulankaan xalay lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Kumaanda Buluusiya ayaa waxaa ka qayb galay ku xigeeenka ra’iisul wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte,wasiirka amniga gudaha mudane Cabdi risaaq Cumar Maxamed ,gudoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab,taliyaasha booliska iyo NISA sidoo kale saraakiisha booliska iyo nabadsugida qaybahooda kala duwan waxaana ajandihiisu ahaa […]

Somali police ordered to stop chewing khat while on duty

Somali police ordered to stop chewing khat while on duty

MOGADISHU — The Somali police force has banned its officers from drugging themselves with a popular local stimulant while on duty, police chief Mohamed Hassan Haamud announced Monday. Haamud said officers may no longer chew khat – also known as miraa – a herb popular in the Horn of Africa, Kenya and the Arabian Peninsula […]

Chief of the Somali Police

Chief of the Somali Police

Chief of the Somali Police[edit] Name Took Office Left Office Note General Abdi Hasan Awale “Qeybdiid” General Ali Mohamed Hassan “Ali Madobe” 30 March 2011 General Shariif Sheekhuna Maye[15] 30 March 2011 General Abdihakim Dahir Said “Saacid” 20 May 2013 9 July 2014[16] General Mohamed Sheikh Ismail[17] 9 July 2014 30 October 2014[18] General Osman […]

Taliyaha Ciidanka Boliiska: “inta shaqada lagu jiro Qaad lama cuni karo”-Sawirro

Taliyaha Ciidanka Boliiska: “inta  shaqada lagu jiro Qaad lama cuni karo”-Sawirro

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay qaar ka mid ah xarumaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo uu ugu kuur galayay sida ay u gudanayaan Waajibaadka Shaqo ee loo igmaday, waxaana xarumaha uu tagay uu ka qaatay salaan ciidamada. Xarumaha uu kormeerka ku tegay taliyaha ayaa […]

Page 1 of 212