Home » Archives by category » HOWLGALLADA

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo booqday Saldhiga Howlwadaag, Daawo Sawirada

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo booqday Saldhiga Howlwadaag, Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kormeer Shaqo ku tagay Saldiga Boliska degmada Holwadaag ee Magaalada Muqdisho una soo kuurgalay Sida uu u shaqeeyo saldiga iyo maxabista ku xiran saldhigaas. Gen Xaamud waxaa u sheegay saraakiisha Boliiska ee maamula saldhigaas iyo guud ahaan taliska Boliiska ee Gobolka Banaadir inay si wanaagsan […]

Ciidanka Booliska oo maanta gacanta ku soo dhigay hub lagu Kaydiyay Masjid”Sawirro”

Ciidanka Booliska oo maanta gacanta ku soo dhigay hub lagu Kaydiyay Masjid”Sawirro”

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo hawlgaladaan ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada Liddka Diyaaradaha iyo kuwa garabka laga gano kuwaas oo masjidkaasi lagu kaydsaday. Wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hawlgalka kadib halkaasi kormeer ku tagay ayaa sheegay in hawlgalku […]

Ciidanka Boliska oo maanta Gacanta ku soo Dhigay maandooriya aad u farabadan Sawiro

Ciidanka Boliska  oo maanta Gacanta ku soo Dhigay maandooriya aad u farabadan Sawiro

Ciidanka Boliska Somaliyeed oo maanta Gacanta ku soo Dhigay maandooriya aad u fara badan ,iyadoo howlgal ay sameeyan Boliiska Soomaaliyed loogu hortagay qatar maandooyin ah oo bulshada dhibaato gaarsiin lahaa. Sidoo kale waxaa howlgalkaas lagu soo qabqabtay dadkii maandoorooyinkaas ka ganacsanayay

Gen Mukhtaar oo xalay howlgal ka sameeyaya magaalaga Baladweyne, Daawo Sawirada

Gen Mukhtaar oo xalay howlgal ka sameeyaya magaalaga Baladweyne, Daawo Sawirada

Howlgalkan ay ciidamada booliska ka sameeyeen degmada Hodan‏, Sawirada

Howlgalkan ay ciidamada booliska ka sameeyeen degmada Hodan‏, Sawirada

Howlgalkan ay ciidamada booliska ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ayay ku soo qabteen hub iyo rag lala xiriirinayo inay ka tirsanyihiin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanayay xaafado ka mid ah degmada. Howlgalka oo laga sameeyay guryo ku yiilay xaafadda soona keey ee degmada Hodan ayaa lagu soo qabtay 23 ruux oo lagu […]

Booliiska oo howlgal ku soo qabtay hub iyo kooxihii falka gacanta kula jiray, Sawirada

Booliiska oo howlgal ku soo qabtay hub iyo kooxihii falka gacanta kula jiray, Sawirada

Howlgal ay ciidamada Booliiska Soomaaliyed maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo maleeshiyaad ka tirsan maleeshiyada al shabaab. Howlgalkan oo ahaa mid ay ciidamadu ku bartilmaameedsanayeen guri ku yaala xaafad ka mid ah degmada Yaaqshiid oo lagu diyaarin jiray qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed ayeey ciidamadu ku […]

Ciidamada Boliiska oo hawlgala ka wada Wadooyinka Muqdisho (Daawo Sawirada)

Ciidamada Boliiska oo  hawlgala ka wada Wadooyinka Muqdisho (Daawo Sawirada)

Booliska Somaliya  ayaa waxay si joogto ah ay kaga hawlgalaan wadada mashquulka badan ee Maka Al Mukarama. Ciidan feejigan ayaa waxaa lagu arkayaa laga soo bilaabo Isgoyska KM0 ilaa KM4. Ciidamadan, ayaa waxaa loogu talagalay inay xoojiyan amniga Magaalada Muqdisho, mudada lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan, loogana hortaggo weerarada ay damacsan yihiin nabadiidka. […]

Ciidamada Boliiska Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo amaanka Muqdisho adkeynaya

VIDEO:Ciidamada Boliiska oo gaaf wareegaya waddooyinka Magaalada Muqdisho

VIDEO:Ciidamada Boliiska oo gaaf wareegaya waddooyinka Magaalada Muqdisho

Iyadoo bishii Ramadaan ay mareyso 15 Maalmood ayaa Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Boliiska Amisom waxay gaaf wareegayan waddooyinka magaalada Muqdisho si ay u xaqiijiyan amaanka magaalada. Talyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa horey u ballan qaaday in Ciidamada Boliiska ay adkeyn doonaan amaanka Caasimadda inta lagu jiro bisha barakeysan […]

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa Xalay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo howlgalkaasi lagu soo qabtay dad la tuhunsanyahay ka mid noqoshada Kooxda UGUS. Xaafadaha Dhagaxtuur iyo Xaawa Taako ee degmada afgooye ayaa ka mid ahaa meelaha sida aadka ah ciidamada ay kaga sameeyeen howlgalka, waxaana […]

Daawo sawirada dhoolatuskii Booliska ee maanta

Daawo sawirada dhoolatuskii Booliska ee maanta

Ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen gaacada ka ciyaar ay ku muujinayaan sida ay ugu diyaar garoobeen sugida amaanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho inta lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan. Wasiirka amniga gudaha xukuumada Soomaaliya mudane Cabdi risaaq Cumar Maxamed iyo taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen Maxamed […]

SPF PRESS BRIEFING (Video)

SPF PRESS BRIEFING (Video)

The Police component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali Police Force (SPF) have unveiled a joint operational plan to ensure security in Mogadishu during the holy month of Ramadhan. This was revealed during a joint press conference held on Tuesday at the Somali Police Force Headquarters in Mogadishu and addressed […]

Taliyeyaasha Boliiska Somaliya iyo Amisom oo ka hadlay sugidda amaanka bisha Ramadaan, Daawo

Taliyeyaasha Boliiska Somaliya iyo Amisom oo ka hadlay sugidda amaanka bisha Ramadaan, Daawo

Shir jaraa”iid oo ku saabsan dardar gelinta amniga magaalada muqdisho iyo adkayntiisa inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan oo ka dhcay xarunta taliska boliiska Soomaaliyed ee Magaalada Muqdisho,iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay qorshahooda sugidda amniga magaalada muqdisho iyo kaalinta laba ciidan boliis ee amisom iyo boliiska soommliyyeed. Taliyaha Boliiska Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh […]

Sareeyo guuto Maxamed Sheekh oo la dardaarmay Ciidamadii dhawaan tababarka ku soo qaatay Jabuuti, Daawo Sawirada

Sareeyo guuto Maxamed Sheekh oo la dardaarmay Ciidamadii dhawaan tababarka ku soo qaatay Jabuuti, Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud a oo uu wehliyo safiirka cusub ee soomaliya u fadhin doona dalka sacuudi Arabia Daahir Maxamuud Geele ayaa maanta akadeemiyada boliiska ee Jen Kaahiye kulan dardaaran ah kula qaatay Ciidankii dhowaan dalka jabuuti tababarka ku soo dhamaystay kuwaas oo diyaar u ah in ay hawlgalo […]

TALIYAHA BOOLISKA SOOMAALIYED GEN MAXAMED SHEEKH, oo tababar ugu soo xiray dalka Jabuuti Ciidamo Boolis ah DAAWO SAWIRADA

TALIYAHA BOOLISKA SOOMAALIYED GEN MAXAMED SHEEKH, oo tababar ugu soo xiray dalka Jabuuti Ciidamo Boolis ah DAAWO SAWIRADA

Munaasabad ay ka soo qeybgaleen Wasiiro ka kala socda dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti laguna soo xirayay tababar muddo 3 bilood ah dalka Jabuuti uga socday Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday dalka Jabuuti. Gen Maxamed Sheekh Xasan Taliyaha Booliska Soomaaliya, Wasiirada Cadaalladda iyo Amniga, Xeer Ilaaliyaha Guud, Wasiirka Gaashandhigga Jabuuti ahna Kusimaha […]

Page 1 of 212