Home » Archives by category » DAMBIILAYASHA

Gen Maxamed Sheekh iyo Taliyaha Ciidanka Carabinieri-ga Talyaaniga Lit. Gen. Tullio Del Sette oo galabta Heshiis Iskaashi ah ku saxiixday dalka Jabuuti, Daawo Sawirada

Gen Maxamed Sheekh iyo Taliyaha Ciidanka Carabinieri-ga  Talyaaniga  Lit. Gen. Tullio Del Sette oo galabta Heshiis Iskaashi ah ku saxiixday dalka Jabuuti, Daawo Sawirada

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa gaaray heshiis ku saabsan iskaashiga Ciidamada gaar ahaan tababarka Ciidamada Booliska iyo dib u dhiska Ciidamada Booliska Soomaaliyed. Waa heshiis iskaashi oo dhex maray Taliyaha Ciidanka Carabinieri-ga Dalka Talyaaniga Lit. Gen. Tullio Del Sette iyo Taliyaha CIidamada Booliska Soomaaliyeed, Gen Maxamed Sheekh Xasan. Heshiiska ayaa waxaa uu galabta oo Arbaco […]

Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”

Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”

Tababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa’iideysan Doona 33-Askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska Gobolka Hiiraan. Munaasabada furitaanka tababarka oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidammada iyo xildhibaanno, ayaa socon doona mudo15 cisho ah, waxaana lagu baran doonaa mudadaas casharo wax weyn ka […]

Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti

Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti

Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u amba baxay magaalada Jibuuti ee Xarunta dalka Jibuuti, waxaana tababar ay ugu soo xiri doonaan dalkaasi Ciidamo Boliis ah oo tababar halkaasi uga socdo. Wasiirka iyo Taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah magaalada […]

Booliska Soomaaliya oo raadinaya Xubno ka tirsan al shabaab, Magacyada Xubnahaas

Booliska Soomaaliya oo raadinaya Xubno ka tirsan al shabaab, Magacyada Xubnahaas

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa diiradda lagu saaray Amniga guud ee dalka, xaaladaha dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Yaman iyo Kenya, waxana ay Xukuumaddu madaxooda dul-dhigtay lacago hoggaanka ugu sareeyo Kooxda Al-Shabaab. Ugu horeyn. Golaha Wasiirada ayaa ka […]

Daawo Sawirada:Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh oo Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ku casuumay kulan ka dhacay…

Daawo Sawirada:Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh oo Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ku casuumay kulan ka dhacay…

Kulankaan xalay lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Kumaanda Buluusiya ayaa waxaa ka qayb galay ku xigeeenka ra’iisul wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte,wasiirka amniga gudaha mudane Cabdi risaaq Cumar Maxamed ,gudoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab,taliyaasha booliska iyo NISA sidoo kale saraakiisha booliska iyo nabadsugida qaybahooda kala duwan waxaana ajandihiisu ahaa […]

Somali police ordered to stop chewing khat while on duty

Somali police ordered to stop chewing khat while on duty

MOGADISHU — The Somali police force has banned its officers from drugging themselves with a popular local stimulant while on duty, police chief Mohamed Hassan Haamud announced Monday. Haamud said officers may no longer chew khat – also known as miraa – a herb popular in the Horn of Africa, Kenya and the Arabian Peninsula […]

Chief of the Somali Police

Chief of the Somali Police

Chief of the Somali Police[edit] Name Took Office Left Office Note General Abdi Hasan Awale “Qeybdiid” General Ali Mohamed Hassan “Ali Madobe” 30 March 2011 General Shariif Sheekhuna Maye[15] 30 March 2011 General Abdihakim Dahir Said “Saacid” 20 May 2013 9 July 2014[16] General Mohamed Sheikh Ismail[17] 9 July 2014 30 October 2014[18] General Osman […]

Taliyaha Ciidanka Boliiska: “inta shaqada lagu jiro Qaad lama cuni karo”-Sawirro

Taliyaha Ciidanka Boliiska: “inta  shaqada lagu jiro Qaad lama cuni karo”-Sawirro

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay qaar ka mid ah xarumaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo uu ugu kuur galayay sida ay u gudanayaan Waajibaadka Shaqo ee loo igmaday, waxaana xarumaha uu tagay uu ka qaatay salaan ciidamada. Xarumaha uu kormeerka ku tegay taliyaha ayaa […]

GEN MAXAMED SHEEKH oo Maanta la dhaariyay , Daawo Sawirada

GEN MAXAMED SHEEKH oo Maanta la dhaariyay , Daawo Sawirada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa lagu hor dhaariyay Taliyeyaasha cusub ee Ciidamada Booliska iyo Asluubta Jen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Jen Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe), kadib munaasabad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada. Taliyeyaasha ayaa waxaa dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf. Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyay taliyeyaasha cusub, isagoo […]

Taliyaha Booliska Gen Maxamed Sheekh oo maanta Kormeer ku tagay Xarunta Taraafikada ee Magaalada Muqdisho

Taliyaha Booliska Gen Maxamed Sheekh oo maanta Kormeer ku tagay Xarunta Taraafikada ee Magaalada Muqdisho

Afar Maalmood kadib markii uu la wareegay hogaanka Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen Maxamed Sheekh ayaa maanta kormeer shaqo waxaa uu ku tagay xarunta Taraafakada ee Magaalada Muqdisho. Gen Maxamed Sheekh Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu u kuurgalay dhismaha cusub ee xaruntaas iyo qaabka shaqo, isagoo halkaas kula kulmay saraakiisha xaruntaas. Taliyaha Booliska Soomaaliyed Gen […]

Daawo Video:SANADGUURADII 70-AAD EE CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED

Daawo Video:SANADGUURADII 70-AAD EE CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED