SAWIRRO: Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Maxamed Sheekh Xasan.

Xaflada xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), waxaana goobta ka hadlay labada taliye ee xilalka ku kala wareegay iyo wasiirka.

Taliyaha cusub ee Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa hore xilkan usoo qabtay.