Turkiga oo qalab gaarsiiyay Boliiska Soomaaliyed, Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliiska, S/Gaas Maxamed Sheekh, T/xigeenka CBS S/Guuto BASHIIR CABDI IYO saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska ayaa maanta waxa ay ka qayb galeen Xaflad kooban oo lagu guddoomaay Qalab Isgaarsiin iyo kuwo u gaar ah Baarista Dembiyada oo ay Dawladda TURKIGA ugu deeqday Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa si aad ah ugu mahadceliyay qalabkaan yar balse wax ku oolka ah oo kaalin mug leh ka qadan doona shaqooyinka baarista ee ciidanka Boliiska aar ahaan Hoggaamda CID iyo Isaarsiinta Boliiska.

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Turkiga Mr. Hakan Zeybak, oo qalabkan wareejiyay ayaa sheegay in ay mar walba diyaar u yihiin caawinta alaalahooda Soomaaliyeed si Dalku uu gu soo noqdo wadadii Horumarka iyo dib u so celinta Amniga iyo kala dambaynta.

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

20151219_163858