Saraakiil Turki oo tababaraya Boliiska Soomaaliya, Daawo Sawirada

Waxaa saaka ka furmay Hoolka shirarka ee Taliska CBS Tababar ku saabsan dembiyada ku saabsan la dagaalanka maalgelinta argagixisada oo ay bixinayeen Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Dalka Turkiga oo Muqdisho u yimid sidii ay u caawin lahaayeen Ciidanka Boliiska Soomaliyed.

Tababarka oo socon dona mudo isbuuc ah waxaa ka faaidaysan doona ilaa 30 sarkaal oo boliiska ah.
20150831_100146_resized 20150831_100325_resized 20150831_100559_resized 20150831_112218_resized