WARARKA View all

WARARKA View all

DAAWOSAWIRADA Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo maanta tababar u furay Saraakiil ka tirsan Boliiska

Taliyaha Ciidanka Boliiska S/GAAS. MAXAMED Sheekh Xasan ayaa maanta tababar u furay saraakiil xigeen sanadihii la soo u dallacay Darajada Sarkaal ee Xiddigle.…

TALIYAHA BOLIISKA SOOMAALIYED Gen Xaamud oo kulmay Danjiraha Shiinaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Daawo Sawirada

TALIYAHA BOLIISKA SOOMAALIYED Gen Xaamud oo kulmay Danjiraha Shiinaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Daawo Sawirada

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Taliyaha kuxigeenka Boliiska Soomaaliyed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhida…

GEN XAAMUD oo Tababar u furay Ciidamada ilaaliya wadooyinka, Daawo Sawirada

GEN XAAMUD oo Tababar u furay Ciidamada ilaaliya wadooyinka, Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sh Xasan Xaamud ayaa maanta Magaalada Muqdisho tababar uga furay Ciidamada ilaaliya wadooyinka ee loo yaqaano Taraafiko.…

Taliyihii Booliska Gobalka Shabeellaha Dhexe oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Jowhar

Taliyihii Booliska Gobalka Shabeellaha Dhexe oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Jowhar

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Bam Gacmeed lagu tuuray Xarunta Taliska Booliska ee Magaaladaasi uu ku geeriyooday Taliyihii Booliska…

Taliyaha booliiska oo dalacsiiyay askar tababar qaadanaysa.DAAWO SAWIRADA

Taliyaha booliiska oo dalacsiiyay askar tababar qaadanaysa.DAAWO SAWIRADA

Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa Leyla saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarrada ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo ay ka qeyb-galeen…

Ciidamada boliiska oo adkeynaya amaanka xarumaha Aqalka sare iyo Baarlamaanka una diyaar garoobay doorashooyinka. Daawo Sawirada

Ciidamada boliiska oo adkeynaya amaanka xarumaha Aqalka sare iyo Baarlamaanka una diyaar garoobay doorashooyinka. Daawo Sawirada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Xarunta KMG ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ay ku shaqayn…

Boolis ka tirsanaa Amisom oo xaflad sagootin ah loogu sameeyay Muqdisho, DAAWO SAWIRADA

Boolis ka tirsanaa Amisom oo xaflad sagootin ah loogu sameeyay Muqdisho, DAAWO SAWIRADA

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Midowga Afrika ayaa munaasabad sagootin ah u sameeyay Cutubyo ka tirsan Boliiska Nigeriyaan oo ka howlgalayay Muqdisho. Xafladda…

Sanadguuradii 73aad ee Maalinta Booliiska oo Muqdisho si wayn looga Xusay+ Sawirro

Sanadguuradii 73aad ee Maalinta Booliiska oo Muqdisho si wayn looga Xusay+ Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Boliiska Soomaaliyeed. Boliiska Soomaaliya waa…

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed(SAWIRO)

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed(SAWIRO)

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa 73 guurada aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhamaan Ciidanka Boliiska. Mudane Carteh ayaa…

Somali Police Force marks 73rd anniversary in the capital Mogadishu

Somali Police Force marks 73rd anniversary in the capital Mogadishu

Somali Police Force has today on Tuesday marked the 73rd anniversary and held very colorful occasion at General Kahiye Police Academy in the…

HOWLGALLADA View all

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo booqday Saldhiga Howlwadaag, Daawo Sawirada

Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kormeer Shaqo ku tagay Saldiga Boliska degmada Holwadaag ee Magaalada Muqdisho una soo kuurgalay Sida uu u shaqeeyo…

Ciidanka Booliska oo maanta gacanta ku soo dhigay hub lagu Kaydiyay Masjid”Sawirro”

Ciidanka Booliska oo maanta gacanta ku soo dhigay hub lagu Kaydiyay Masjid”Sawirro”

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo hawlgaladaan ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada Liddka Diyaaradaha iyo kuwa…

Ciidanka Boliska  oo maanta Gacanta ku soo Dhigay maandooriya aad u farabadan Sawiro

Ciidanka Boliska oo maanta Gacanta ku soo Dhigay maandooriya aad u farabadan Sawiro

Ciidanka Boliska Somaliyeed oo maanta Gacanta ku soo Dhigay maandooriya aad u fara badan ,iyadoo howlgal ay sameeyan Boliiska Soomaaliyed loogu hortagay qatar maandooyin ah oo bulshada dhibaato…

Howlgalkan ay ciidamada booliska ka sameeyeen degmada Hodan‏, Sawirada

Howlgalkan ay ciidamada booliska ka sameeyeen degmada Hodan‏, Sawirada

Howlgalkan ay ciidamada booliska ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ayay ku soo qabteen hub iyo rag lala xiriirinayo inay ka tirsanyihiin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ku…